HomeCaalamkaMuwaadin Soomaali ah oo ku nool Maraykanka oo lagu soo eedeeyey inuu...

Muwaadin Soomaali ah oo ku nool Maraykanka oo lagu soo eedeeyey inuu Haweeney si dadban u xodxotay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Amiin Maxamed oo 18-jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Minneapolis ee Gobalka Minesota, kadib, markii lagu soo oogay inuu Haweeney la saarnayd Bas uu taataabtay. Eedeysanaha  ayaa lagu soo oogay Dembi ku aadan Isku-day Fal Galmood ah, iyo inuu Haweeneyda ka taataabtay inta u dhexeysa labadeeda lugood, waa sida hadalka loo dhigay. […]

- Advertisement -

Amiin Maxamed oo 18-jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Minneapolis ee Gobalka Minesota, kadib, markii lagu soo oogay inuu Haweeney la saarnayd Bas uu taataabtay.

Eedeysanaha  ayaa lagu soo oogay Dembi ku aadan Isku-day Fal Galmood ah, iyo inuu Haweeneyda ka taataabtay inta u dhexeysa labadeeda lugood, waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Telefishin la mataano ah CBS ayaa sheegay inuu Amiin Maxamed falkaasi geytay, xilli ay isaga iyo haweeneyda wada fadhiyeen Laba Kursi oo isku dhow.

Dhinaca kale, Eedeysanaha ayaa la sheegay haddii lagu helo Eedeymaha lagu soo oogay inuu muteysan doono Xabsi Hal sanno ah ama Ganaax dhan 2,000 oo Dollar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories