HomeCaalamkaMadaxweynaha Zimbabwe oo shuruud ku xiray inuu Xilka ka dego

Madaxweynaha Zimbabwe oo shuruud ku xiray inuu Xilka ka dego

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ilo dhinaca Sirdoonka iyo Siyaasadda ayaa sheegay inuu Madaxweyne Mugaabe oo ay Milliteriga kala wareegeen Talada Zimbabwe uu ku adkeysanayo in Xilka looga qaadi karo haddii ay Hoggaanka Xisbiga ZANU PF u codeeyeen inuu Xilka ka dego. Hadalkaasi ayaa yimid, iyadoo uu Baadari ka tirsan Katoolikada bilaabay Dhexdhexaadin horseedi kara inuu Madaxweyne Mugaabe qaab Bixitaan […]

- Advertisement -

Ilo dhinaca Sirdoonka iyo Siyaasadda ayaa sheegay inuu Madaxweyne Mugaabe oo ay Milliteriga kala wareegeen Talada Zimbabwe uu ku adkeysanayo in Xilka looga qaadi karo haddii ay Hoggaanka Xisbiga ZANU PF u codeeyeen inuu Xilka ka dego.

Hadalkaasi ayaa yimid, iyadoo uu Baadari ka tirsan Katoolikada bilaabay Dhexdhexaadin horseedi kara inuu Madaxweyne Mugaabe qaab Bixitaan Siyaasadeed kaga baxo dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Zimbabwe,

Morgan Tasafaniraay oo Daaweyn Cuddurka Kansarka ugu maqnaa dibedda ayaa goor dambe oo xalay dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka Zimbabawe ee Harare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories