HomeWararDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ka jawaabtay War sheegayay in Wasiir Beyle uu ka...

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ka jawaabtay War sheegayay in Wasiir Beyle uu ka baxay shirka Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Baraha Bulshada ay isticmaasho iyo Warbaahinada qaar ayaa baahinayay in shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta uu ka baxay wsiirka Maaliyadda Soomaaliya balse Xukuumadda ay Warkaas beenisay. Markii soo dhamaaday shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa Su’aashaas la weeydiiyay Wasiirka Warafafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow waxa uuna ku jawaabay. “Runtii warkas waxba kama jiraan […]

- Advertisement -

Baraha Bulshada ay isticmaasho iyo Warbaahinada qaar ayaa baahinayay in shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta uu ka baxay wsiirka Maaliyadda Soomaaliya balse Xukuumadda ay Warkaas beenisay.

Markii soo dhamaaday shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa Su’aashaas la weeydiiyay Wasiirka Warafafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow waxa uuna ku jawaabay.

- Advertisement -

“Runtii warkas waxba kama jiraan waxaa la diinka rabaa hadii aad tihiin Warbaahinta in Warkaas aad isku hubisaan Wasiirku Shaqo ayuu aday ee majirto in uu shirka ka baxay ayuu yiri Wasiir Yriisow”

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Yarisow

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories