HomeCaalamkaSoomaali ku biiri lahaa Kooxda Daacish oo laga sii daayey Maraykanka

Soomaali ku biiri lahaa Kooxda Daacish oo laga sii daayey Maraykanka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Nin Dhallinyaro Somali-Maraykan ah, kuna eedeysanaa inuu sannadkii 2015-kii ku biiri lahaa Kooxda Daacish ayaa laga sii daayey Xarun Dhaqan-celin oo ku taalla dalkaasi. C/llaahi Yuusuf oo ka mid ahaa 9 nin oo Somali ah  ku biiri lahaa Kooxda Daacish oo ay Hay’adda FBI-da Maraykanka xireen ayaa noqday qofkii ugu horreeyey ee Mraaykan ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin Dhallinyaro Somali-Maraykan ah, kuna eedeysanaa inuu sannadkii 2015-kii ku biiri lahaa Kooxda Daacish ayaa laga sii daayey Xarun Dhaqan-celin oo ku taalla dalkaasi.

C/llaahi Yuusuf oo ka mid ahaa 9 nin oo Somali ah  ku biiri lahaa Kooxda Daacish oo ay Hay’adda FBI-da Maraykanka xireen ayaa noqday qofkii ugu horreeyey ee Mraaykan ah oo loo oggolaaday inuu dib ugu laabto Bulshada, kadib, isku-daygiisa inuu ku biiwo Maleeshiyadda Kooxda Daacish-ta ka dagaalanta dalalka Iraq iyo Syria.

- Advertisement -

Garsoore Federal oo ka hawlgala Maxkamad ku taalla magaalladda Minneapolis ayaa amray in C/llaahi Yuusuf oo 21-jir ah la sii daayo, iyadoo lagu xirayo Qalabka Ilaaladda oo muddo 20-sanno lagula socon doono Dhaqdhaqaaqiisa.

C/llaahi  Yuusuf ayaa la hayey tan iyo markii Xukunka lagu riday bishii November ee sannadkii hore.

Sii dayntiisa ayaa timid, kadib, markii Garsoore Sare Misheel Dafis uu muddo 45-daqiiqo ah su’aalo weydiiyey C/llaahi Yuusuf iyo Saraakiil ka socotay Xafiiska Adeegga Dacwadaha iyo Dhegeysiga ee Gobalka Minnesota.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee,  C/llaahi Yuusuf ayaa la sheegay intii uu ku jiray Xarunta Dhaqan-celinta inuu helay Shahaahada Dugsiga Sare, wuxuuna bartay Hawlaha La-talinta iyo ka mid ahaanshaha Adeega Bulshadda.

Xigasho: wnd.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts