HomeWararDhageyso:-Jubbaland waxaan qabanay Nin dhacay Hanti ay lahaayeen Xildhibaano”

Dhageyso:-Jubbaland waxaan qabanay Nin dhacay Hanti ay lahaayeen Xildhibaano”

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur ayaa sheegay in loo baahan yahay wadashaqeyn dhex martay Wasaaradaha Amniga Dowladda iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira. Waxa uu sheegay in taasi ay sahli karto in ay iska kaashadaan dhanka amniga iyo sidii la isugu wareejin lahaa dadka dambiyada gala. Isaga oo sii […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur ayaa sheegay in loo baahan yahay wadashaqeyn dhex martay Wasaaradaha Amniga Dowladda iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Waxa uu sheegay in taasi ay sahli karto in ay iska kaashadaan dhanka amniga iyo sidii la isugu wareejin lahaa dadka dambiyada gala.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Jubbaland ay horay u qabatay Nin dhcay Hanti ay lahaayeen xildhibaano ay suurtagashay in Jubbaland ay ka soo qabato Gudaha Kenya taasina ay ku timid WadaShaqeyn.

Hadalkaan ayaa Wasiirka waxa uu ka sheegay furitaanka Shir looga hadlayo amniga kaas oo shalay ka furmay Magaalada Kismaayo.

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories