HomeWararAkhriso:-Magacyada 10 ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo Maanta...

Akhriso:-Magacyada 10 ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo Maanta Muqdisho ku soo laabanaya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka ay Dalsan Maanta ka heleyso Magaalada Ankara ee dalka turkiga ayaa waxa uu sheegayaa in dalka Soomaaliya dib loogu soo celin doono 10 ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalkaas. 10 ruux oo ka mid ahaa dadkii waxyeelada xoogan ay ka soo gaartay qaraxii 14,kii Bishii Octoper ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. […]

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan Maanta ka heleyso Magaalada Ankara ee dalka turkiga ayaa waxa uu sheegayaa in dalka Soomaaliya dib loogu soo celin doono 10 ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalkaas.

10 ruux oo ka mid ahaa dadkii waxyeelada xoogan ay ka soo gaartay qaraxii 14,kii Bishii Octoper ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Wasiirk Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in 10 kaan ay yihiin kuwa Caafimaaday isla markaana Munaasabad sagootin ah uu u sameeyay Wasiirka Caafimaadka dalkaasi Turkiga.

Warar aan la xaqiijin ayaa waxa ay sheegayan in dhaawacyada caafimaday ee Maanta dalka dib loogu soo celinayo uu ka mid yahay Wariye Cabduqaadir Ok oo ah Wakiilka Idaacadda Voa ee Muqdisho.

Wararka ay Dalsan heleyso ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in dadkaasi lix ka mid ah ay noqdeen naafo isla markaana aysan awoodin in ay socdaan

- Advertisement -

Sikastaba Maanta ayaa la filaya in 10 kaas Ruux iyaga oo caafimaad qaba laga soo dejiyo Groonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Akhriso Magacyada dadka la soo celinayo

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories