HomeWararSawirro:-Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo Xafiis ka furatay Gobolka Bakool

Sawirro:-Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo Xafiis ka furatay Gobolka Bakool

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Waxaa Maanta xariga laga jaray Xafiiska Cusub ee Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ay ka furatay Hay’adda waaxda  Socdaalka iyo Jinsiyadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Xfiiskaan ayaa sigaar ah u bixin doona baasa boorada,waxana xafiiskii ugu horeeyay ee Hay’ada Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ay ka furato Gobolka Bakool. Munaasabad xariga looga jarayay oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta xariga laga jaray Xafiiska Cusub ee Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ay ka furatay Hay’adda waaxda  Socdaalka iyo Jinsiyadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Xfiiskaan ayaa sigaar ah u bixin doona baasa boorada,waxana xafiiskii ugu horeeyay ee Hay’ada Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ay ka furato Gobolka Bakool.

- Advertisement -

Munaasabad xariga looga jarayay oo lagu qbatay degmada Xudur ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Hirgelinta Xafiiskaan ayaa waxaa Gacan weyn ka geystay  taliyaha Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo Cumar Xaaji Ibraahim, Madaxweynaha koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, , Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda DFS Col. Mohamed Aadan Jimcaale (KOOFI).

Agaasimaha Hayadda Socdaalka iyo Jinsyadda_Laanta_Koonfur_Galbeed Soomaaliya Cali Maxamed_Cli ( Cali Dhuux) ayaa u mahad celiyay dhamaan dadkii ka qeyb qaatay furitaanka Xafiiska Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha uu ka furtay Magaalada xudur ee Xrunta Gobolka Bakool.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Furitaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts