HomeWararSawirro:-Ciidamada Puntland oo Howlgal ka fuliyay Buuraha Gobolka Bari

Sawirro:-Ciidamada Puntland oo Howlgal ka fuliyay Buuraha Gobolka Bari

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Buuraha Cal Madoow ee gobolka Bari Puntland. Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in howlgalladan oo intooda badan laga sameeyay deegaano ay ku xoogan yihiin Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Puntland. Ciidamo farabadan oo […]

- Advertisement -

Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Buuraha Cal Madoow ee gobolka Bari Puntland.

Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in howlgalladan oo intooda badan laga sameeyay deegaano ay ku xoogan yihiin Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Puntland.

- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Puntland oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa arkayay iyaga oo howlgallo ka wada Aaga buuraha Cal Madoow oo Gobolka Bari balse majiro wax dagaal ah oo dhex maray ciidamada Puntland.

Daacish-ta Puntland ayaa dhowr mar waxa ay deegaano ka tirsan Maamulkaas ka fuliyeen weeraro isugu jira qaraxyo iyo dilal balse Madaxda Puntland ay sheegayaan in ay ka saari doonaan Buuraha ay ku jiraan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Holwgallada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories