HomeCaalamkaAl-Shabaab oo la sheegay inay Daawadda Bacriminta Beeraha u adeegsadaan farsamaynta Waxyaabaha...

Al-Shabaab oo la sheegay inay Daawadda Bacriminta Beeraha u adeegsadaan farsamaynta Waxyaabaha qarxa

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Shirkaan  oo ay kaqayb galeen wasiiru dowlayaasha wasaaradaha Amniga dowlad goboleedyada dalka,Gudoomiye kuxigeenka amniga gobolka Banaadir iyo Agaasimaha guud ee wasaradda amniga gudaha dalka,sarakiil booliska oo ka socday,UN-ka iyo AMISOM ayaa ka furmay magaalada kismaayo.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa arrimaha amniga dalka tayeynta Ciidanka booliiska,wada shaqeynta hay’aha amniga dowlad gboleedyada dalka iyo kuwa qaranka.

- Advertisement -

Wasiiru dowlayaasha Wasaaradaha amniga dowlad goboleedyada dalka ayaa shirkaan ku tilmaamay mid lagu xoojinayo amniga, wada shaqeynta dowladda dhexe iyo Maamulgoboleedyada.

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur ayaa sharaxad ka bixiyay ahmiyada uu leeyahay  shirkaan maanta kismaayo ka furmay,waxaana uu wasiirku sheegay in xooga lagu saari doono tayeynta Ciidanka booliiska dalka iyo xoojinta Amniga dalka.

Shirkaan ayaa socon doona mudo labo casha ah,waxaana diirada lagu saari doona xasiloonida dalka iyo wada shaqeynta lamaaha Amniga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories