HomeWararGuddigii loo xil saaray baaritaanka kiiskii qalbi Dhagax oo waqtiga loo kordhiyay

Guddigii loo xil saaray baaritaanka kiiskii qalbi Dhagax oo waqtiga loo kordhiyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Well waxaa la sugayaa baaritaanada ku aadan Guddigii loo xilsaaray baaritaanada kiiskii Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Madaxda Jabhadda ONLF kaas oo Dowladda Itoobiya lagu wareejisay. Guddigaan ayaa waxaa natiijada ka soo baxday baaritaankooda laga sugayay 10 Bishaan oo ku beegneyd Jimcihii shalay balse kulankii Maanta Baarlamanka Soomaaliya ay dalbadeen in […]

- Advertisement -

Well waxaa la sugayaa baaritaanada ku aadan Guddigii loo xilsaaray baaritaanada kiiskii Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Madaxda Jabhadda ONLF kaas oo Dowladda Itoobiya lagu wareejisay.

Guddigaan ayaa waxaa natiijada ka soo baxday baaritaankooda laga sugayay 10 Bishaan oo ku beegneyd Jimcihii shalay balse kulankii Maanta Baarlamanka Soomaaliya ay dalbadeen in waqtiga loo kordhiyo.

- Advertisement -

Cabdi Samad Macalin Maxamed oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Guddigaas ayaa sheegay in baaritaanadooda xoogaa ay dib-u dhacday balse ay codsanayaan in waqti kale oo dheeri ah loogu daro.

Dhanka kale gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay ayaa sheegay in Guddigaanbugu dambeyn Maalinta Sabtida ah ee soo socota laga sugayo natiijada Kiiska Qalbi Dhagax oo 27 Bishii  Agosto loo Gacan geliyay Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories