HomeWararDiyaaradaha Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay qeybo ka mid ah G/Baay

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay qeybo ka mid ah G/Baay

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Sida lagu daabacay Wargeysk Diyaaradaha dagaalka Dalka Mareykanka ayaa waxa ay duqeyn ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Baay oo 160km dhanka Galbeed kaga began Muqdisho.

Warar laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan Milteriga Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeyntaas laga fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Baay lagu dilay rag ka tirsan Al-Shabaab.

In kastoo aan la shaacin tirada rasmiga ah ee lagu dilay weerarkaas duqeynta ah hadana masuuliyadiisa waxaa sheegtay Mareykanka.

Duqeyntan ayuu Mareykanku sheegay in ay caawin ka heleen ciidamada sida gaarka ah u tababaarn ee Kumandoosta Soomaaliya taas oo fududeysay Suurtagalnimada duqeyntaas.

Tan iyo markii Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump  uu shaaciyay in Mareykanka uu kordhin doonto weerarada dhanka Cirka ah ee uu ka fulin doono Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in ay dhaceyn 15 weerar oo dhanka Cirka ah oo qaarkood dad Shacab ah ay ku waxyeeloobeen.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories