HomeWararDhageyso:-Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo baaq u diray Shacabka

Dhageyso:-Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo baaq u diray Shacabka

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Ku simaha taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ahna taliye ku xigeenka ciidankaas Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax aya ugu baaqay Shacabka soomaaliyeed in ay Ciidamada kala Shaqeeyan Sugida amniga dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in wadaShaqeynta Ciidanka iyo Shacabka ay sahli karto in ay Ciidamadu ay si wanagsan ula dhaqmaan Shacabka taasna ay ka Go’an tahay ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Isaga oo siiwata hadalkiisa ayaa waxa uu intaas ku daray in Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ay ka Go’an tahay sugida amniga dalka isla markaana ay balan qaadayaan in Hooyooyinka Soomaaliyeed aysan ka welwelin Caruurtooda xiliyada Waxbarashada ama Shaqooyinka ay aadayaan si nabad ahna ay ku soo laaban doonaan.

Dhamaan Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa mar walba waxa ay ku cel celiyaan in Shacabku ay kala Shaqeeyan ciidamada sugida amniga xiliyada ay howlgallada wadaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories