HomeWararDhageyso:-Koonfur Galbeed oo ka hadashay duqeyn Mareykanku ka geystay G/Baay

Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo ka hadashay duqeyn Mareykanku ka geystay G/Baay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Gelinkii dambe ee Khamiistii shalay Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka wax ay duqeyn Diyaaradeed ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay iyaga oo beegsaday fariisin ay leeyihiin Ciidamada AL-Shabaab.War ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in howlgalkaas duqeynta ahaa lagu dilay tiro dagaalyahano Al-Shabaab in kastoo aan la helin cid xaqiijisay […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Khamiistii shalay Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka wax ay duqeyn Diyaaradeed ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay iyaga oo beegsaday fariisin ay leeyihiin Ciidamada AL-Shabaab.War ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in howlgalkaas duqeynta ahaa lagu dilay tiro dagaalyahano Al-Shabaab in kastoo aan la helin cid xaqiijisay Warkaas.

Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa xiriir la samayesay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Risaaq Cabdiraxmaan Cali, waxa uuna u faah faahiyay howlgallada socda

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories