HomeWararDhageyso:-Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la geynayo Magaalada Cadaado

Dhageyso:-Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la geynayo Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Boqolaal Askari oo ka mid ah Ciidamada Dalka Jabuuti ayaa la xaqiijiyay in ay dhawaan soo gaari doonaan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug. Ciidamadaan oo ka mid ah holwgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa sida la sheegay waxaa dalbaty xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan oo ka mid ah Saktarka 5,aad ee Ciidamada […]

- Advertisement -

Boqolaal Askari oo ka mid ah Ciidamada Dalka Jabuuti ayaa la xaqiijiyay in ay dhawaan soo gaari doonaan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug.

Ciidamadaan oo ka mid ah holwgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa sida la sheegay waxaa dalbaty xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ciidamadan oo ka mid ah Saktarka 5,aad ee Ciidamada Jabuuti ayaa waxaa tababar u socday mudo loogu soo xiray gudaha dalkaas kuwas oo intas ka dib u soo duuli doona Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jabuuti Generaal  Zakariye Sheekh Ibraahim ayaa sheegay in Ciidamadaan loogu talo galay in la geeyo Magaalada Cadaado kadib codsi ka yimid Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sikastaba Magaalada Cadaado ayaa waxaa haatan ka taagan xiisad Siayasadeed oo ka dhalatay khilaafka hoggaanka ugu sareysa Maamulkaas oo ku sugan Magaalada Cadaado.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Xoogga dalka Jabuuti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories