HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo kormeeray Xarunta Madaxtooyada Cusub ee Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Shariif Xasan oo kormeeray Xarunta Madaxtooyada Cusub ee Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dib ugu laabtey Magalada Baydhabo kadib markii uu Muqdisho uga qebgalay shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhaxe . Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa Magaalada Baydhbo ku soo dhaweeyay uu Masuulyiinta ay ka mid ahaayeen  Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed,   Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed, Golaha wasiirada, Odayaasha iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dib ugu laabtey Magalada Baydhabo kadib markii uu Muqdisho uga qebgalay shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhaxe .

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa Magaalada Baydhbo ku soo dhaweeyay uu Masuulyiinta ay ka mid ahaayeen  Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed,   Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed, Golaha wasiirada, Odayaasha iyo Ururada Bulshada qeybahooda  kala Duwan.

- Advertisement -

Soo dhaweyn kadib  Shariif Xasan ayaa Warbaahinta uga waramey Safarkii uu uga maqana Magalada Muqdisho kaas oo uu uga  qeybgaley Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Dhaxe ,isaga oo intaas kadib kulan la yeeshay
Golaha wasiirada Koonfur Galbeed Soomaliya waxana uga waramey Wixii ka soo baxay Shirkii Moqdisho ka dhacay.

Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa waxaa uu sidoo kale booqday Madaxtooyada Cusub oo iminka Dhismaheeda Meel gabagaba ah ay mareyo isagoona indha indheeyay xafiisada Madaxtooyadaasi.

Hoos Ka Daawo Sawirrada 

- Advertisement -

Sawirro:-Shariif Xasan oo kormeeray Xarunta Madaxtooyada Cusub ee Magaalada Baydhabo

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories