HomeCaalamkaSarkaal ka tirsan Boliska kenya oo lagu la’ yahay Weerarkii Alshabaab ka...

Sarkaal ka tirsan Boliska kenya oo lagu la’ yahay Weerarkii Alshabaab ka geysteen Mandera

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Sarkaalkaasi ayaa la sheegay in la waayey habeen hore, kadib, markii ay Dagaalamayal ka tirsan Alshabaab weerareen, isla markaana gubeen 2 gaari oo ay Boliska Kenya lahaayeen.

Gaadiidkaasi la gubay ayaa la sheegay inay gelbinayeen Bas Rakaab oo ku sii jeeday magaalladda  Mandera.

- Advertisement -

Sarkaal Sare oo ka tirsan Boliska Kenya ayaa xaqiijiyey inay  13 Askari la socdeen gaadiidkaasi oo uu tilmaamay inay Alshabaab jidka u galeen, xilli ay gaadiidka Boliska marayeen Deegaanka Dabasiti oo ku dhow Xuduudka Kenya la wadaagto dalkeenna.

Sarkaalka waxa uu tilmaamay in la diray Ciiddan Gurmad, kuwaasi oo uu sheegay inay soo badbaadiyeen 11 Askari, balse la la; yahay Sarkaal kale oo sheegay inuu dhuumaalaysi ku jiro, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Xarakadda Alshabaab ayaa horey u sheegtay inay 12 Aaksri oo Kenyan ah ku dileen weerar ka dhacay duleedka Mandera.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories