HomeCaalamkaJaamacad ku taalla dalka Masar oo Deeq W/barasho siinaysa Arday Soomaaliyeed

Jaamacad ku taalla dalka Masar oo Deeq W/barasho siinaysa Arday Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Cadadkii maanta ee Wargeyaka Al-Dastuur ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray in 6 Arday Soomaali Deeq Waxbarasho laga siinayo Jaamacadda BANHA ee dalkaasi. Hormuudka Jaamacadda Banha University, Dr. Yuusuf Al-qaadi ayaa sheegay inay Jaamacadiisa go’aansatay inay 5 Arday oo ka socota Jaamacadda Dowladda Somalia inay siiyaan Deeq Waxbarasho (MINXO) ee Marxalladda Daraasadda Sare ( The Postgraduate stage). War-saxaafadeed uu Hormuudka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cadadkii maanta ee Wargeyaka Al-Dastuur ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray in 6 Arday Soomaali Deeq Waxbarasho laga siinayo Jaamacadda BANHA ee dalkaasi.

Hormuudka Jaamacadda Banha University, Dr. Yuusuf Al-qaadi ayaa sheegay inay Jaamacadiisa go’aansatay inay 5 Arday oo ka socota Jaamacadda Dowladda Somalia inay siiyaan Deeq Waxbarasho (MINXO) ee Marxalladda Daraasadda Sare ( The Postgraduate stage).

- Advertisement -

War-saxaafadeed uu Hormuudka Jaamacadda Banha University, Dr. Yuusuf Al-qaadi oo shalay soo saaray ayuu ku  sheegay in Go’aanka Jaamacadiisa lagu saleeyey Jadwalka shaqo ee  Xiriirka Taariikhiga ee u dhexeeya Somalia iyo Masar iyo  Xushmadda ay Jaamacadda Banha University u hayso Shacabka Soomaaliyeed oo marar badan is-garab taagtay goobo badan oo Taariikhi ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts