HomeCaalamkaGolaha Ammaanka oo xilliga u kordhiyey Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda

Golaha Ammaanka oo xilliga u kordhiyey Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay si buuxda isugu raaceen in Awood dheeraad ah la siiyo Ciiddanka Caalamiga ee ku sugan Badda Somalia, si ay jawaab buuxda uga bixiyaan Falalka Burcad-baddeedka ka dhaca Xeebaha Somalia. Goluhu waxay cambaareeyeen Falalka Burcad-baddeeda iyo dhdca hubeysan ee ka dhaca meelaha ka baxsan Xeebaha Somalia, waxayna […]

- Advertisement -

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay si buuxda isugu raaceen in Awood dheeraad ah la siiyo Ciiddanka Caalamiga ee ku sugan Badda Somalia, si ay jawaab buuxda uga bixiyaan Falalka Burcad-baddeedka ka dhaca Xeebaha Somalia.

Goluhu waxay cambaareeyeen Falalka Burcad-baddeeda iyo dhdca hubeysan ee ka dhaca meelaha ka baxsan Xeebaha Somalia, waxayna ku baaqeen in si buuxda looga hortago falalkaasi.

- Advertisement -

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM wxaay ugu baaeen Madaxda Somalia inay sii wadaan  qorshaha lagu ansixinayo Sharciga La-dagaalanka Burcad-baddeeda iyo Baddaha, lana sameeyo Ciiddan Ammaan oo door muuqda ka qaata xoojinta Sharciga  iyo in la xoojiyo Awoodaha Maxkamadaha Somalia si ay baaritaano ugu sameeyaan, una xukumaadaan kuwo mas’uulka ka ah Falalka Burcad-badeedka.

Goluhu waxay kaloo ku booriyeen dhamaan Dowladaha inay Burcad-baddeeda ku xukumaan Sharcigooda Gudaha, hadday noqon lahayd baaritaanka Eedeysanayaasha  iyo xukunkooda Xabsiga.

Golaha Ammaanka ee QM waxay kaloo isku raaceen in muddo hal sanno lagu kordhiyo Hawlgalka Ciiddamadda Caalamiga ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories