HomeWararDhageyso:-Wasiir Saalim”Waxan Gacan siin doonaa Ganacsatada Soomaaliyeed”

Dhageyso:-Wasiir Saalim”Waxan Gacan siin doonaa Ganacsatada Soomaaliyeed”

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow oo la hadlay Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaraddu gacan siinayso Shirkadaha gaarka ah iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku howlan Arimaha Korontoda iyo Biyaha Dalka isagoona kaga mahad celiyay Shaqada ay u haayaan Bulshada Soomaaliyeed iyo guuda ahaanba Dalka. Mudane Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Wasaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow oo la hadlay Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaraddu gacan siinayso Shirkadaha gaarka ah iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku howlan Arimaha Korontoda iyo Biyaha Dalka isagoona kaga mahad celiyay Shaqada ay u haayaan Bulshada Soomaaliyeed iyo guuda ahaanba Dalka.

Mudane Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS ayaa tilmaamay in XFS ay ka go,an tahay Kor uqaadista iyo ka faa,idaysiga kheyraadka Dalka isagoona sheegay in XFS oo kaashanaysa Beesha Caalamka ay xoogga saarayso habka ugu wanaagsan kaas oo ku aadan isticmaalka khayraadka dabiiciga ah ee Dalka.

- Advertisement -

Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal kor loogu qaadayo Adeegyada looga faa,idaynayo Bulshada Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts