HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo Go’aan ka soo saaray Diidmada Shilinka Soomaaliga

Dhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo Go’aan ka soo saaray Diidmada Shilinka Soomaaliga

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Weli caqabad ayaa ka taagan isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga ee Gudaha Magaalada Baladweyne waxaana dadaal ugu jira sidii Bulshada ay u isticmaali lahaayeen lacagtaas Maamulka Gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha dhanka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo si gaar ah ula hadlay Dalsan ayaa sheegay in kadib kulan ay la qaateen Bulshada […]

- Advertisement -

Weli caqabad ayaa ka taagan isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga ee Gudaha Magaalada Baladweyne waxaana dadaal ugu jira sidii Bulshada ay u isticmaali lahaayeen lacagtaas Maamulka Gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha dhanka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo si gaar ah ula hadlay Dalsan ayaa sheegay in kadib kulan ay la qaateen Bulshada iyo Ganacsatada la isku raacay in Maantaba la bilaabyo isticmaalka lacagta.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in marnaba Mamulku uusan qbaleyn in la diido lacagta Shlinka Soomaaliga.

Gaba gabadii ayaa waxa uu sheegay in aan la aqbaleyn in Dollar la qaato lacagta shilinkeena Soomaaliga ahna la diiday dhamaana ay waajib ku tahay dadka ku nool Gobolka Hiiraan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories