HomeWararDhageyso:-Taliska Xooga dalka ee Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo ku dhawaaqay dagaal

Dhageyso:-Taliska Xooga dalka ee Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo ku dhawaaqay dagaal

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Axmed Maxamed Tareedisho taliyaha Guutada 52,aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo Baladweyne Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in  ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay u diyaar garooben dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in Maalmihii la soo dhaafay ay ciidamada ay howlgallo ka wadeen deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Hiiraan isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Maxamed Tareedisho taliyaha Guutada 52,aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo Baladweyne Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in  ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay u diyaar garooben dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Maalmihii la soo dhaafay ay ciidamada ay howlgallo ka wadeen deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Hiiraan isla markaana ay guul ka gareen.

- Advertisement -

Sidoo kale wax uu hadalkiisa intaas ku daray in iyaga oo ka jawaabaya hadalkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay u diyaar gareebeen in ay Al-Shabaab ku qaadaan farsiimaha ay ku leeyihiin Gobolada Galgaduud Hiiraan iyo qeybo ka mid ah Shabeellaha dhexe.

Hoos Ka Dhageyso Shirkiisa Jaraa’id.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts