HomeCaalamkaDuullimaadyadii Diyaaradaha tegi jirey dalka Yemen oo la joojiyey

Duullimaadyadii Diyaaradaha tegi jirey dalka Yemen oo la joojiyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shirkadda Diyaaradaha ee YEMENIA ayaa maanta shaacisay inay Isbahaysiga Sacuudiga xireen Hawada Yemen, lana mamnuucay inay Diyaaradaha ka soo degaan ama ka dhoofaan Guud ahaan Garoomadda Diyaaradaha ku yaalla Yemen. Isbahaysiga Sacuudiga oo maamula Duullimaadka Hawada ee Yemen ayaa u diiday Shirkadda Diyaaradaha YEMENIA fasax ay kaga dhoofi karaan Garoomadda Diyaaradaha ee magaallooyinka Cadan iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda Diyaaradaha ee YEMENIA ayaa maanta shaacisay inay Isbahaysiga Sacuudiga xireen Hawada Yemen, lana mamnuucay inay Diyaaradaha ka soo degaan ama ka dhoofaan Guud ahaan Garoomadda Diyaaradaha ku yaalla Yemen.

Isbahaysiga Sacuudiga oo maamula Duullimaadka Hawada ee Yemen ayaa u diiday Shirkadda Diyaaradaha YEMENIA fasax ay kaga dhoofi karaan Garoomadda Diyaaradaha ee magaallooyinka Cadan iyo Sayuum oo ay Isbahaysiga Sacuudiga maamulaan.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga hoggaamiyo ayaa lagu sheegay inay xireen dhamaan Xuduudaha Cirka, Dhulka iyo Badda ee dalka Yemen.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Milliteriga Sacuudiga Hawada ku burburiyeen Gantaal ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta doonayeen inay ku duqeeyeena Garoonka Diyaaradaha ee Boqor Khaalid oo ku yaalla caasimadda Sacuudiga ee Riyaad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts