HomeWararDhageyso:-Taliska xoogga dalka oo faah faahiyay deegaano Cusub oo ay la...

Dhageyso:-Taliska xoogga dalka oo faah faahiyay deegaano Cusub oo ay la wareegeen

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay weli howlgallo ka wadaan deegaano ka tirsan labada Shabeelle halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Ciidamada ayaa intii ay howlgalkoodii ku jireen waxa ay Saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay kula wareegeen tuulooyin dhowr ah oo ay horay ugu sugnaayeen Al-Shabaab. Abaanduulaha Ciidanka xoogga […]

- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay weli howlgallo ka wadaan deegaano ka tirsan labada Shabeelle halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa intii ay howlgalkoodii ku jireen waxa ay Saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay kula wareegeen tuulooyin dhowr ah oo ay horay ugu sugnaayeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Warbaahinta u sheegay in ay Ciidamadu u suurtagashay in ay la wareegan deegaanada Janbaluul, Basra, Daniga Baaloow, Buulo Barwaaqo iyo Baqdaad.

Wararka aan hadda heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ay weli ku sugan yihiin tuulooyinkii ay la wareegeen ee labada Shabeelle waxaana taliska ay shaaciyeen in howlgalka uu sii socon doono..

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliye Caanood.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories