HomeWararDhageyso:-Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Shirkii Madaxda Dowladda & iyo Dowlad Goboleedyada

Dhageyso:-Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Shirkii Madaxda Dowladda & iyo Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Shalay Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda Dowladda iyo Dowlad goboleedyada kaas oo mudo todobaad ah ka socday Magaalada Muqdisho. Qodobo dhowr ah ayaa shirkaas laga soo saaray kuwaas oo ay ku heshiiyeen Madaxdii ka qeyb gashay shirkaas. Hadaba Radio Dalsan ayaa sida ay u arkaan qodobadii ka soo baxay shirkaas weeydiisay qaar […]

- Advertisement -

Shalay Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda Dowladda iyo Dowlad goboleedyada kaas oo mudo todobaad ah ka socday Magaalada Muqdisho.

Qodobo dhowr ah ayaa shirkaas laga soo saaray kuwaas oo ay ku heshiiyeen Madaxdii ka qeyb gashay shirkaas.

- Advertisement -

Hadaba Radio Dalsan ayaa sida ay u arkaan qodobadii ka soo baxay shirkaas weeydiisay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho kuwaas oo ku kala aragti duwanaa.

Qaar ka mid ah dadkaas ayaa waxaa la kulmay Wariyaheena Saleeman Xaaji Axmed Raage, waxa uuna weeydiiyay sida ay u arkaan shirkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka Muqdisho.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories