HomeCaalamkaTaliska Booliska Gobolka Mudug oo ka digay qaraxyo ka dhaca M/Gaalkacyo

Taliska Booliska Gobolka Mudug oo ka digay qaraxyo ka dhaca M/Gaalkacyo

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Kadib markii xalay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug uu ka dhacay qarax gaarigiisa loogu xiray gudoomiye ku xigeenka Gaalkacyo ee Puntland ayaa waxa saakay bilaawday howlgal ay sameynayaan Ciidamada Puntland.

Aadan Nuur Qaal  taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay la socoto dhibaatooyin ay Al-Shabaab u maleegayaan Puntland sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu shegay in looga baahan yahay Shacabka Puntland  in ay ka digtoonaadaan isla markaana ay heegan ka noqdaan qaraxyo ismiidaamin ah oo Shabaab la damacsan yihiin Goobaha Muhiimka ah ee Puntland.

Sidoo kale wax uu hadalkiisa intaas ku daray in ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland ay had iyo jeer wadi doonaan howlgallada amni xaqiijinta ah oo kaga hortagayaan qaraxyada Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Aadan Nuur Qaal.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories