HomeCaalamkaSacuudiga oo lagu xiray 11-Amiir oo uu ku jirey Maalqabeenka Waliid Bin...

Sacuudiga oo lagu xiray 11-Amiir oo uu ku jirey Maalqabeenka Waliid Bin Dalaal

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ugu yaraan 11 Amiir oo Dhaxal-sugayaal ahaa iyo 4 Wasiiro haatan xilal hayey iyo kuwo hore ayaa Xabsiga la dhigay, kadib, markii lagu soo oogay Musuq lagu sameeyey Gurmadkii daadadkii sannadkii 2009-kii ku dhuftay magalladda Jiddah ee dalkaasi.

Maalqabeenka Amiir Waliid Bin Talaal ayaa ka mid ah dadka la xiray.

- Advertisement -

Sidoo kale, Madixii Ilaaladda Qaranka Sacuudiga, Amiir Metab Bin C/llaahi,. Taliyihii Ciiddanka Badda, C/llaahi Al-suldaan iyo Wasiirkii Dhaqaalaha, Caadil Fakiyeh  waxaa laga wada qaaday Xilalkii ay hayeen.

Dhinaca kale, Milliteriga Sacuudiga waxay sheegeen inay soo rideen Gantaal ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta ku soo tureen meel ku dhow Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha Boqor Khaalid oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Riyaadh.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories