HomeCaalamkaDowladda Japan oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Soomaalia

Dowladda Japan oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Soomaalia

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Dowladda Japan ayaa sheegtay inay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ugu deeqday  2 million oo Dollar, si loogu adeegsado Naf-badbaadinta guud ahaan Somalia.

Wakiilka  Hay’adda WHO u jooga Somalia, Dr.Qulaaam Popal waxa uu soo dhaweysay Kaalmada Japan ee wax looga qabanayo Sahminta Cudduradda iyo Taageerida  Hawlaha  Daryeelka Caafimaadka Asaasiga ee ka socda gudaha Somalia.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay Kaalmadaasi taageero ka geysan doonto sidii loo xoojin lahaa Wada-shaqeynta WHO la leedahay Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federalka Somalia iyo in lagu tallaabsado  Hawlaha Gurmadka Caafimaadka  iyo Cudduradda faafa.

Dhibaatada ugu weyn ee Somalia ayaa weli ah sidii looga hortegi lahaa Cudduradda La Is-qaadsiiyo.

WHO waxay sheegtay in ku-dhawaad 5.5 million oo Qof khatar ugu jiraan Cuddurka Macluusha, iyadoo wax ka badan kala-bar dadka la il-daran cuddurkaasi yihiin Haweenka iyo carruurta ay  da’dooda ka hooseyso 5 jir.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories