HomeCaalamkaDhageyso:-Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo Maanta la kulmay Taliye Gorod

Dhageyso:-Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo Maanta la kulmay Taliye Gorod

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qaar  ka mid ah Guddiga Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa Maanta waxa ay la kulmeen Difaaca,Maaliyadda iyo Gaadiidka Ugu horeyn Guddiga Difaaca ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Cabdiweli Jaamac Gorod kulankaan ayaa daba socday kulamo xariir ah oo maalmahaan Guddiga la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar  ka mid ah Guddiga Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa Maanta waxa ay la kulmeen Difaaca,Maaliyadda iyo Gaadiidka

- Advertisement -

Ugu horeyn Guddiga Difaaca ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Cabdiweli Jaamac Gorod kulankaan ayaa daba socday kulamo xariir ah oo maalmahaan Guddiga la lahaa Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaan-dhiga.

Waxaana looga hadlay sida ugu haboon ee Dib u qaabeyn loogu samayn karo Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Mudane Xussen Carab Ciise ayaa ka hadlay kulanka Maanta uu Guddiga Difaaca la yeeshay Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Cabdi-weli jaamac Gorod.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xuseen Carab Ciise.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts