HomeCaalamkaMuwaadiniinta Maraykanka oo lagu amray inay isaga soo baxaan magaalladda Muqdsiho

Muwaadiniinta Maraykanka oo lagu amray inay isaga soo baxaan magaalladda Muqdsiho

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa lagu amray dhamaan Shaqaalaha Maraykanka ee aan muhiimka ahayn inay ks soo baxaan magaalladda Muqdisho, sababo la xiriira cabsi iyaga ka dhan oo aan la shaacinin.

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay sheegtay inay Warbixinta ku xiriirsan tahay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Dowladda Maraykan wax Safaarad kuma lahayn magaalladda Muqdisho tan iyo Burburkii Dowladdii Kacaanka sannadkii 1991-kii, waxayna Ergada Diplomaasiyiinta Maraykanka ka hawl-galaan Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Digniintan ayaa soo baxday hal maalin kadib, markii ay Milliteriga Maraykanka duqeyoda Koowaad la beegsadeen Saldhig ay Kooxda Daacish-ta Somalia ku leeyihiin duleedka magaalladda Qandala ee W/bari Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories