HomeCaalamkaHaweeney Maraykan ah oo aflagaadeeysay Madaxweynaha Zimbabwe oo la xiray

Haweeney Maraykan ah oo aflagaadeeysay Madaxweynaha Zimbabwe oo la xiray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeenka Safaaradda Maraykanka ee ku taalla caasimadda dalka Zimbabwe ee Harare,David McGuire  oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee AP ayaa xaqiijiyey inay Boliska dalkaasi shalay xireen Haweeney Maraykanka oo lagu magacaabo Martha O’Donovan. Haweeneydaasi oo 25-jir ah Waxaa lagu soo oogay inay aflagaadeeysay Madaxweyne Robert Mugaabe. Qareenada u doodaya Haweeneydaas  ayaa  sheegay inay Barteeda Twitterka ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Safaaradda Maraykanka ee ku taalla caasimadda dalka Zimbabwe ee Harare,David McGuire  oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee AP ayaa xaqiijiyey inay Boliska dalkaasi shalay xireen Haweeney Maraykanka oo lagu magacaabo Martha O’Donovan.

Haweeneydaasi oo 25-jir ah Waxaa lagu soo oogay inay aflagaadeeysay Madaxweyne Robert Mugaabe.

- Advertisement -

Qareenada u doodaya Haweeneydaas  ayaa  sheegay inay Barteeda Twitterka ku qortay inuu Madaxweynaha Zimbabwe yahay Nin Xanuunsan.

Martha O’Donovan waxay beenisay Eedeymaha lagu soo oogay oo ay ku tilmaamtay kuwo aan sal lahayan oo la dhoodhoobay.

Haweeneydaasi oo horey uga soo qalin jebisay Jamaacadda New York waxay Agaasime ka tahay Telefishinka MAGAMBA TV oo ku yaalla gudaha dalka Zimbabwe.

- Advertisement -

Boliska Zimbabwe waxay sheegeen inay Eedeysanaha Twitter-keeda soo dhigtay Qoraal ay ku sheegtay inuu iyagu hoggamionayo Nin Jiran oo Keligiis cune ah.

Qareenadda  dalka Zimbabwe iyo Kooxaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in ku-dhawaad 200 00 qof horey loogu soo oogay Dacwad ku aadan inay aflagaadeeyeen Madaxweynaha da’da ah ee Robert Mugaabe.

Sharciga dalka Zimbabwe ayaa dhigaya in qofkii aflagaadeeya Madaxweynaha uu muteysanayo Xabsi dhabn 20-sanno.

Si kastaba ha ahaatee, Waana markii ugu horreysay ee Xarig noocaasi ah la sameeyo, tan iyo markii uu Madaxweyne Mugaabi bishii hore magacaabay Wasiir indhaha ku haya waxyaabaha lagu qoro Shabakadaha Warbaahinta  Bulshada ee Social Media.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts