HomeCaalamkaAl-Shabaab oo Afar ka mid ah Ganacsatada Qaadka ku dilay Degmada Ceel-Barde

Al-Shabaab oo Afar ka mid ah Ganacsatada Qaadka ku dilay Degmada Ceel-Barde

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Al-Shabaab oo dilay qaar ka mid ah Ganacsatada qaadka Geyn jiray qeybo ka mid ah gobolka Bakool.

Gaari nooca Qooqanta Soomaalida u taqaano oo u socday degmada Xudur ayaa waxaa Wadada u galay Ciidamo ka tirsan kuwa Al-Shabaab kuwaas oo rasaas ooda kaga qaaday.

- Advertisement -

Ilaa Afar Ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen rasaastaas oo uu ku jiro Darawalkii Gaariga.

Gaarigaan ayaa ka yimid degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool waxaana inta badan saarnaa Ganacsatada Qaadka kuwaas oo u socday degmada Xudur.

Wariye Ibraahim Sheekh Maxamed oo ku sugan degmada Xudur ayaan ka wareysanay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories