HomeCaalamkaTrump oo ku baaqay in Xukun Dil ah lagu rido ninkii dadka...

Trump oo ku baaqay in Xukun Dil ah lagu rido ninkii dadka ku dilay New York

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ku baaqay in xukun dil ah lagu fuliyo Sayfullo Sayboof, kaasi oo  8 qof ku dilay Waddo ku taalla magaalladda New York.

Sayfullo Saipov  oo 29-jir ayaa la dhigay Isbitaalka, kadib, markii lagu dhaawacay weerarkaasi.

- Advertisement -

Waxa uu u sheegay Baarayaasha inuu 5 sanno ka hor qorsheeyey inuu geysto weerarkaasi, wuxuuna Baarayaasha ka codsaday in loo oggolaado in Calanka Kooxda Daacish uu surto qolka lagu daaweynayo.

Dhinaca kale, Boliska Gobalka Kolaraado waxay baadi-goobayaan Nin xalay toogasho ka geystay Goob Ganacsi, kuna dilay 3 qof oo ay ku jirtay qof dumar ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories