HomeWararGuddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo Maanta markale ka shiraya xaalada amni...

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo Maanta markale ka shiraya xaalada amni ee dalka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maanta ayaa markale waxaa Magaalada Muqdisho kulan ku yeelan doona Guddiga difaaca ee Golaha Shacabka kaas oo ay kaga hadli doonaan xaalada amni ee dalka iyo dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho. Shalay ayaa Guddigaan waxa uu la kulmay masuuliyiinta laamaha amniga Soomaaliya sida, Wasiiru dowlaha Wasaarada Gaashandhiga iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas.. Xuseen […]

- Advertisement -

Maanta ayaa markale waxaa Magaalada Muqdisho kulan ku yeelan doona Guddiga difaaca ee Golaha Shacabka kaas oo ay kaga hadli doonaan xaalada amni ee dalka iyo dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho.

Shalay ayaa Guddigaan waxa uu la kulmay masuuliyiinta laamaha amniga Soomaaliya sida, Wasiiru dowlaha Wasaarada Gaashandhiga iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas..

- Advertisement -

Xuseen Carab Ciise Gudoomiyaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Gelinka dambe ee Maanta ay markale kulmi doonaan isla markaana ay heli doonaan xog dhameystiran si ay ugu gudbiyaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudo bil Gudahood ayaa waxaa Muqdisho ka dhacay laba weerar oo geestay dhimashada in ka badan 400, oo Ruux, halka dhaawacuna uu intaas ka badan yahay taas oo keentay in Guddigaan ay shiraan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories