HomeCaalamka13-qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay K/bari ee dalka Turkiga

13-qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay K/bari ee dalka Turkiga

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

8 Askari oo ka tirsan Milliteriga Turkiga iyo 5 ka tirsan Maleeshiyadda PKK ayaa lagu dilay Iska horimaadkaasi oo Waaberigii hore ee maanta ka dhacay meel ku dhow Xuduudka Turkiga la wadaago Waqooyiga Iraq. Milliteriga Turkiga ayaa la sheegay inay qaadeen Hawlgal ay ku baadi-goobayeen Maleeshiyo ka tirsan Jabhadda PKK, kuwaasi oo la sheegay inay […]

- Advertisement -

8 Askari oo ka tirsan Milliteriga Turkiga iyo 5 ka tirsan Maleeshiyadda PKK ayaa lagu dilay Iska horimaadkaasi oo Waaberigii hore ee maanta ka dhacay meel ku dhow Xuduudka Turkiga la wadaago Waqooyiga Iraq.

Milliteriga Turkiga ayaa la sheegay inay qaadeen Hawlgal ay ku baadi-goobayeen Maleeshiyo ka tirsan Jabhadda PKK, kuwaasi oo la sheegay inay soo galeen Degmadda SEMDINLI ee Gobalka Buuraleyda ee HAKARI

- Advertisement -

Maleeshiyadda PKK waxay ku jiraan Dagaal Gooni-goosad-doon ah, kaasi oo lagu dilay in ka badan 40,000 oo qof, tan iyo sannadkii 1984-tii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories