HomeWararSawirro:-Hal Ruux oo ku geeriyooday banaanbax rabshado wata oo ka socda Boosaaso

Sawirro:-Hal Ruux oo ku geeriyooday banaanbax rabshado wata oo ka socda Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta gebi ahaanba Suuqa Magaalada Boosaaso uu xiran yahay. Wariyaasha ku sugan Boosaaso ayaa waxa ay soo sheegayaan in dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Suuqa ay xireen dadweyne ka careysan Sicir barar waayadaan ka jira Suuqa Magaalada Boosaaso. Banaanbaxayaasha careysan […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta gebi ahaanba Suuqa Magaalada Boosaaso uu xiran yahay.

Wariyaasha ku sugan Boosaaso ayaa waxa ay soo sheegayaan in dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Suuqa ay xireen dadweyne ka careysan Sicir barar waayadaan ka jira Suuqa Magaalada Boosaaso.

- Advertisement -

Banaanbaxayaasha careysan ayaa dhagxaan iyo Jiingado ku xiray laga soo bilaabo Suuqa Caanaha Boosaaso iyo Xarunta Dowladda Hoose.

Waxaa sidoo kale rasaas ku ridaya Ciidamada Puntland dadkaas taas oo sababtay dhimashada hal qof iyo dhaawaca 5 ruux oo kale xaalada ayaana hadda ah mid kacsan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories