HomeCaalamkaGolaha Ammaanka ee QM oo sheegay inay kordheen Carruurta Soomaalida ee loo...

Golaha Ammaanka ee QM oo sheegay inay kordheen Carruurta Soomaalida ee loo adeegsado Dagaalladda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Golaha Ammaanka ee QM waxay walaac xooggan ka muujiyeen Tacadiyadda Carruurta loogu geysto dalka Somalia iyo dalalka kale ee ay colaadaha halakeeyeen. Hadalkaasi ayaa la soo saaray, kadib, markii ay xubnaha Golahaasi xalay Kulan Dood ah ku yesheen Xarunta QM ee New York Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres iyo Wakiilka QM ugu qaabilsan  Arrimaha Carruurta loo […]

- Advertisement -

Golaha Ammaanka ee QM waxay walaac xooggan ka muujiyeen Tacadiyadda Carruurta loogu geysto dalka Somalia iyo dalalka kale ee ay colaadaha halakeeyeen.

Hadalkaasi ayaa la soo saaray, kadib, markii ay xubnaha Golahaasi xalay Kulan Dood ah ku yesheen Xarunta QM ee New York

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres iyo Wakiilka QM ugu qaabilsan  Arrimaha Carruurta loo adeegsado Dagaalladda, Virginia Gamba.waxay ku booriyeen Dowladaha iyo Jilayaasha kale inay u oggolaadaan Carruurta inay helaan Waxbarasho, Daryeel Caafimaad xilliyadda ay Dagaalladda socdaan.

Hadl-qoraal oo ka soo baxay 15-ka Xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa lagu xusay inay sii socon doonaan Dhowrista Caalamiga ee Xuquuqda Carruurta iyo in dhabaha ugu wanaagsan tahay in carruurta loo dhamaystiro Rabitaankooda ee aan loo adeegsanin in loo askareeyo colaadaha hubeysan.

Dhinaca kale, Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres waxa uu tilmaamay in Warbixintii ugu dambeeyeymuujinayso inay aad u korodhay Carruurta la Askareeyo ee dalalka Somalia, Nigeria, South Sudan, Kongada Dimuqraadiga, Afganistan, Syria iyo dalal kale..

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Warbixinta ay Golaha Ammaanka ee QM bishii October ka diyaariyeen Carruurta loo adeegsado Dagaalladda ayaa lagu xusay inay la sii daayey Carruur lagu hayey Xabsiyadda Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories