HomeWararDhageyso:-laba Caruur ah oo ku dhintay War ay biyo ka cabayeen Gobalka...

Dhageyso:-laba Caruur ah oo ku dhintay War ay biyo ka cabayeen Gobalka Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wararka aan ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe qeybo ka mid ah ayaa waxa ay sheegayaan in War ku taalla tuulada Gumareey ay ku geeriyodeen laba Caruur oo doonayay in ay Biyo ka cabaan. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo ay Dalsan la xiriirtay ayaa sheegay in Wartaas oo ay buuxiyeen Roobab shalay ka da’ay […]

- Advertisement -

Wararka aan ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe qeybo ka mid ah ayaa waxa ay sheegayaan in War ku taalla tuulada Gumareey ay ku geeriyodeen laba Caruur oo doonayay in ay Biyo ka cabaan.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo ay Dalsan la xiriirtay ayaa sheegay in Wartaas oo ay buuxiyeen Roobab shalay ka da’ay tuuladaas ay labadaasi  Caruurta ah ku dhaceen.

- Advertisement -

Tuulada Gumareey oo dhanka Galbeed 7km u jirta degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sababtay in Warta ku taalla ay ku geeriyoodaan laba Caruur ah oo Goob jooguhu Da’doodu uu ku sheegay 8 jir iyo 10 sano jir.

Ugu dambeyn mudo saacado ah oo meydkooda la raadinayay Caruurtaas la helay kadibna la’aasay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Goobjoogaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories