HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Waa in aan u midownaa la dagaalanka Al-Shabaab”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Waa in aan u midownaa la dagaalanka Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in inta  dadka Soomaaliyeed iyo Madaxda dalka uukhilaaf ka dhaxeeyo aan laga guuleysan karin dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in mudo 10 Sano ka badan dagaal lagula jiray Al-Shabaab islamarkaana aan weli laga guuleysan 10,ka Sano ee soo socotana aan laga guuleysan karin. Sidoo kale waxa […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in inta  dadka Soomaaliyeed iyo Madaxda dalka uukhilaaf ka dhaxeeyo aan laga guuleysan karin dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in mudo 10 Sano ka badan dagaal lagula jiray Al-Shabaab islamarkaana aan weli laga guuleysan 10,ka Sano ee soo socotana aan laga guuleysan karin.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in xiligaan lagu jiro xili adag isla markaana Al-Shabaab ay dadka Soomaaliyeed u diideen in Nabad helaan taas oo keentay in Wadooyinka qaar la mari waayo.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in loo baahan yahay in loo midoobo dagaalka is dhanka ah Al-Shaabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories