HomeWararDhageyso:-Laba Maleeshiyo Beelood oo dagaal ku dhexmaray G/Shabeellaha Hoose

Dhageyso:-Laba Maleeshiyo Beelood oo dagaal ku dhexmaray G/Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaal u dhaxeeyay laba Maleeshiyo Beeleed ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe dagaalkaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana inta badan halkaasi ku dagaalamayay laba Maleeshiyo Beeleed oo kala ahaa xoolaley iyo Beeraley sida uu Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhaxeeyay laba Maleeshiyo Beeleed ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe dagaalkaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana inta badan halkaasi ku dagaalamayay laba Maleeshiyo Beeleed oo kala ahaa xoolaley iyo Beeraley sida uu Dalsan u sheegay Yuusuf Axmed Yalaxoow oo ka mid ah Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ku eedeeyay in dagaalkaas uu masuul ka yahay Genaraal Sheegoow oo ka mid ah Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya in mid ka mid ah dadka dagaalamaya la saftay.

Waxa uu sheegay in Hubkii iyo Gaadiidkii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya loo adeegsaday dagaalkaas sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale waxaan isku daynay in aan la xiriirno General sheegoow si aan wax uga weeydiino eedeynta loo jeedinaayo balse nooma suurtagelin.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka oo dhameystiran.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts