HomeWararWasiir Juxa oo faah faahiyay Shirka Wadatashiga

Wasiir Juxa oo faah faahiyay Shirka Wadatashiga

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa ayaa faah faahin ka bixiyay shirka u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo Madaxda dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka ah. Wasiirka ayaa sheegay in qodobada shirka wadatashiga looga hadlayo ay ugu horeyso xoojinta wada shaqeynta iyo […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa ayaa faah faahin ka bixiyay shirka u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo Madaxda dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka ah.

Wasiirka ayaa sheegay in qodobada shirka wadatashiga looga hadlayo ay ugu horeyso xoojinta wada shaqeynta iyo xalinta arrimaha taagan ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, dar dargelinta Nabadgelyada dalka iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Horumarinta hanaanka Federaalka, dar dargelinta dib u eegista qabyo qoraalka dastuurka iyo abuuritaan hanaan wada jir ah oo arrintan looga shaqeyno, Barnaamijka la xiriira geeddi socodka doorashada hal qof iyo hal cod 2020 iyo sidii looga faa’iideysan lahaa mashaariicda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories