HomeWararMid ka mid ah Golaha Wasiirada oo Maanta hortegi doona Baarlamaanka Soomaaliya

Mid ka mid ah Golaha Wasiirada oo Maanta hortegi doona Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo ah Isniin kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doona Xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Batroolka iyadoo Golaha uu hor imaandoono Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta oo wasaaradiisu ay soo gudbisay Sharcigan. Saalax Caliyoow Ibroow ayaa Xildhibaanada hortooda ka jeedin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo ah Isniin kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doona Xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Batroolka iyadoo Golaha uu hor imaandoono Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta oo wasaaradiisu ay soo gudbisay Sharcigan.

- Advertisement -

Saalax Caliyoow Ibroow ayaa Xildhibaanada hortooda ka jeedin doona muhiimada uu leeyahay Sharcigaan,iyada oo intaas ka dib Xildhibaanada ay talo ku darsan doonaan si wax looga bedelo.

Xildhibaanada ayaa haatan isku diyaarinaya ka qeybgalka kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ee Maanta ka qabsoomi doona Xarunta Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts