HomeWararDhageyso:-Xubno ka tirsan Waxgaradka Beesha Mudulood oo sheegay in aan lagu metelin...

Dhageyso:-Xubno ka tirsan Waxgaradka Beesha Mudulood oo sheegay in aan lagu metelin Shir Beeleedyo ka socda Muqdisho+Sawirro

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Xubno ka tirsan Odayaasha Dhaqanka iyo Culuma’udiinka Beesha Mudulood oo shir u yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay shirarka lagu qabanayo Magaca Beesha Hawiye oo ay sheegeen inaysan jirin cid iyaga u metesha ama ay u dirsadeen. Kulankaan ayaa waxa ay u Wakiisheen in ay Saxaafada la hadlaan 1: Sheekh Ibraahim Maxamed Weeydoow […]

- Advertisement -

Xubno ka tirsan Odayaasha Dhaqanka iyo Culuma’udiinka Beesha Mudulood oo shir u yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay shirarka lagu qabanayo Magaca Beesha Hawiye oo ay sheegeen inaysan jirin cid iyaga u metesha ama ay u dirsadeen.

Kulankaan ayaa waxa ay u Wakiisheen in ay Saxaafada la hadlaan

- Advertisement -

1: Sheekh Ibraahim Maxamed Weeydoow

2: Caaqil Maxamuud Xasan Biyoow

3: Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle (Qaloosh) iyo Nabadoon Maxamed Cali Cumar Odayoow ayaana siwadajir ah u sheegay in ay taagersan yihiin Dowladda Soomaaliya shirarka socdaana ay yihiin kuwo aysan aqbali doonin in Magacooda lagu dhaawaco Dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Halkan Ka Dhageyso Codadkooda oo dhameystiran iyo Sawirrada

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories