HomeWararGudoomiyaha Maxkamada Sare ee Koonfur Galbeed oo sheegay in Sababo amnidaro uu...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Koonfur Galbeed oo sheegay in Sababo amnidaro uu Baydhabo uga soo cararay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax Gudoomiyaha Maxkamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed ay sababo amnidaro aawgeed uga soo guurtay Magaalada Baydhabo. Isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay horay u soo qaadeen Go’aano ay ku joojinayeen dad uu sheegay in sharcidaro ah lagu xiray […]

- Advertisement -

Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax Gudoomiyaha Maxkamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed ay sababo amnidaro aawgeed uga soo guurtay Magaalada Baydhabo.

Isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay horay u soo qaadeen Go’aano ay ku joojinayeen dad uu sheegay in sharcidaro ah lagu xiray balse taasi laga soo horjeestay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed iyo Madaxweyne Shariifka ay Xarunta Maxkamada keeneyn ilaa 7 ruux kuwaas oo u xilsaaran qaadista dacwada taas oo noqotay caqabad horleh.

Sidoo kale isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Shaqadii Maxkamada ay ka socon weysay taliyaha Booliiska Gobolka Baay Mahad C/raxmaan Aadan sidaas daraadeedna Xafiiska Maxkamada Sare sababo amnidaro aawgeed loogu raray Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories