HomeWararGolaha Wasiirada Soomaaliya oo Goordhow kulan deg deg ah yeelanaya

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Goordhow kulan deg deg ah yeelanaya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War Goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Golaha Wasiirada Soomaaliya ay Maanta kulan Deg Deg ah isugu imaan doonaan. Wariyaasha ka howlgalla Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa lagu wargeliyay in uu jiro kulankaas oo furmi doona Saacadu marka ay tahay Todobada Duhurnimo. Weli lama oga waxyaabaha ay ka hadli doonaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Golaha Wasiirada Soomaaliya ay Maanta kulan Deg Deg ah isugu imaan doonaan.

Wariyaasha ka howlgalla Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa lagu wargeliyay in uu jiro kulankaas oo furmi doona Saacadu marka ay tahay Todobada Duhurnimo.

- Advertisement -

Weli lama oga waxyaabaha ay ka hadli doonaan balse waxaa taagan hadalheynta ku aadan weerarkii qaraxa ku bilaawday ee xalay lagu qaday Hotelka Naasa Hablood kaas oo soo gaaray ilaa Saakay Waaberigii.

Diyaar garoowgii u dambeeyay ayay hadda ku jiraan Golaha Wasiirada Sooomaaliya iyada oo Shacabka Soomaaliyeed ay ka war sugayaan waxyaabihii ka soo baxa kulankaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts