HomeWararDhageyso:-Sheekh Cali Wajiis oo noqday qofkii ugu dambeeyay ee laga badbaadiyay weerarkii...

Dhageyso:-Sheekh Cali Wajiis oo noqday qofkii ugu dambeeyay ee laga badbaadiyay weerarkii Naasa Hablood

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Sheekh Cali Wajiis waxa uu ka mid yahay Culumada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotelka Naasa Hablood. Isaga oo Warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in uu ahaa qofkii ugu dambeysay ee la soo badbaadiyay. Hadaba Sheekh Cali Wajiis ayaa ka sheekeynaya waxyaabihii […]

- Advertisement -

Sheekh Cali Wajiis waxa uu ka mid yahay Culumada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotelka Naasa Hablood.

Isaga oo Warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in uu ahaa qofkii ugu dambeysay ee la soo badbaadiyay.

- Advertisement -

Hadaba Sheekh Cali Wajiis ayaa ka sheekeynaya waxyaabihii uu arkay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories