HomeWararDhageyso:-Madaxda Galmudug oo ka hadlay Socdaalkooda Muqdisho iyo khilaafka ka dhaxeeya

Dhageyso:-Madaxda Galmudug oo ka hadlay Socdaalkooda Muqdisho iyo khilaafka ka dhaxeeya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xalay Fiidkii waxaa Muqdisho soo gaaray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey, Gudoomiyaha Baarlmaanka Galmudug iyo labadiisa ku xigeen kadib markii uu u yeeray madaxweyne Farmaajo. Mark hore Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Madaxda dowladda ay u yeertay balse aysan cadeyn Karin sababta waxyaabihii ka soo baxana ay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay Fiidkii waxaa Muqdisho soo gaaray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey, Gudoomiyaha Baarlmaanka Galmudug iyo labadiisa ku xigeen kadib markii uu u yeeray madaxweyne Farmaajo.

Mark hore Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Madaxda dowladda ay u yeertay balse aysan cadeyn Karin sababta waxyaabihii ka soo baxana ay soo gudbin donaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Galmudug ay leedahay Dastuur oo Madaxda kala saarayo, sidaas darteedna ay waansgan tahay in dadka ishaya ay dastuurka ku kal baxaan cid diideysanaya aysan jiri Karin.

Dhanka kale Madaxweyne ku xigeenka Gallmudug Maxamed Caashi Cabdi ayaa isna sheegay in Muqdisho ay u yimadeen Shaqo yar oo dhanka Maamulka ah isla markaana dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga yeertay Muqdisho.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay arrimaha khilaafka oo dadka Soomaaliyeed ay siayabo kala duwan u fasireen.

- Advertisement -

“Waxaan u cadeynayaa Shacabka Galmudug in khilaafka uusan salka ku heyn arrimo qabiil, mid Siyaasadeed intaba bale uu yahay mid kaliya Madaxda Sare ee Galmudug uu u dhaxeeya.

Hoos Ka Dhageyso Codadka labada Masuul.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts