HomeWararDEG DEG:-Madaxweynaha iyo Ras’iisul Wasaaraha oo hadda kulan la leh Madaxda Maamul...

DEG DEG:-Madaxweynaha iyo Ras’iisul Wasaaraha oo hadda kulan la leh Madaxda Maamul Goboleedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa hadda kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo shalay soo gaaray Muqdisho. Kulankaan ayaa ahaa mid quraac ah isla markaana haatan Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada ay sheegayaan in uu gabagabo ku dhawyahay. Majiraan waxyaabo ay sigaar ah uga hadleen,in kastoo faah […]

- Advertisement -

Waxaa hadda kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo shalay soo gaaray Muqdisho.

Kulankaan ayaa ahaa mid quraac ah isla markaana haatan Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada ay sheegayaan in uu gabagabo ku dhawyahay.

- Advertisement -

Majiraan waxyaabo ay sigaar ah uga hadleen,in kastoo faah faahinta goordhow laga sugayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo Goobjoog ka ah kulanka.

Diyaar garoow ayay ugu jiraan Madaxda Qaranka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada  shir dhaxeeya oo Maanta ka furmaya Muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories