HomeWararShirka Madaxda Maamulada iyo Dowladda oo ka furmaya Muqdisho

Shirka Madaxda Maamulada iyo Dowladda oo ka furmaya Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Inta badan Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa la filayaa in Maanta ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si ay iga qeyb galaan Shirka uu horay u iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo. Maanta oo ku Beegan 28 Bisha Octoper ayuu Magaalada Muqdisho ka furmayaa Shirka Madaxda dowladda iyo Madaxda Xubnaha ka ah dowladda Fedelaalka Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi  Maxamed Farmaajo […]

- Advertisement -

Inta badan Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa la filayaa in Maanta ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si ay iga qeyb galaan Shirka uu horay u iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo.

Maanta oo ku Beegan 28 Bisha Octoper ayuu Magaalada Muqdisho ka furmayaa Shirka Madaxda dowladda iyo Madaxda Xubnaha ka ah dowladda Fedelaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi  Maxamed Farmaajo ayaa horay ugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada kadib markii uu sii kordhay khilaafka Madaxda dowlad Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Dhaqaalaha, iyo khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex jira labada dhinac.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories