HomeCaalamkaMuwaadin Somaaliyeed oo lagu eedeeyey inuu ka tirsanaa Alshabaab oo xukun lagu...

Muwaadin Somaaliyeed oo lagu eedeeyey inuu ka tirsanaa Alshabaab oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda Frankfurt ee dalka Jarmalka waxaa shalay la soo taagay Muwaadin Somali haysta dhalshadda Jarmalka, kaasi oo lagu soo oogay inuu ka soo barbar dagaalamay Alshabaab.

Wargeyska Expatica ee ka soo baxa dalkaasi ayaa sheegay in Ninkaasi oo magaciisa lagu soo koobay Abshir A, ayaa la sheegay inuu sannadkii 2012-kii u soo socdaalay Somalia, kuna biiray Dagaalamayaasha Alshabaab.

- Advertisement -

Maxkamaddu waxay kaloo sheegtay in Eedeysanaha oo 29-jir ah  uu 4 bilood tababar la qaatay Alshabaabka, waa sida hadalka loo dhigay.

Waxaana Eedeysanaha lagu xiray Jarmalka isla markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Frankfurt bishii July ee sannadkii hore.

Dhinaca kale, Maxkmamadda Frankfurt oo ku taalla Galbeedka Jarmalka, waxay Eedeysanaha Abshir A, ku xukuntay xabsi dhan 2 sanno iyo 10-bilood.

- Advertisement -

Xigasho:  Expatica.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories