HomeWararDhageyso:-Taliyihii ugu horeeyay ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo geeriyooday

Dhageyso:-Taliyihii ugu horeeyay ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo geeriyooday

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Alla ha u naxarariistee, waxaa  magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo loo yaqaanay Haamaan, kana mid ahaa saraakiishii ugu horreysay ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa mudo ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka oo ugu dambeyn u geeriyooday Xanuunkaas. Waxa uu ahaa taliyihii ugu horeeyay ee Ciidanka Booliiska […]

- Advertisement -

Alla ha u naxarariistee, waxaa  magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo loo yaqaanay Haamaan, kana mid ahaa saraakiishii ugu horreysay ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa mudo ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka oo ugu dambeyn u geeriyooday Xanuunkaas.

- Advertisement -

Waxa uu ahaa taliyihii ugu horeeyay ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya,sidoo kalena uu ka mid ahaa 8 Sarkaal oo ka tirsanaa Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ee lagu soo tababaray dalka Talyaaniga.

Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo loo yaqaanay Haamaan, waxa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug Sanadkii 1926,dii sida ay xaqiijiyeen Caruurtiisa

Cabdi Maalik oo qaba Gabadhiisa ayaa xaqijiyay Geeridiisa halka Janaraal  Maxamed Cusmaan Qaadi, oo ah Janaraal dhanka Milateriga ah uu ka sheekeynaya Taariikhdiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories